Garaad TV
Garaad TV
  • 5 028
  • 201 998 192
Deg Deg Wadahadalka Somalia & Itoobiya Oo Fishilmay, Muuse Biixi Weeraray Ku Qaaday Jabuuti
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida
Переглядів: 6 420

Відео

Deg Deg Itoobiya Oo Ku Jees Jeestay Somalia, Mucaradka Oo Villa Somalia Ku Eedeyey Qiyaano Qaran
Переглядів 20 тис.22 години тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Faahfaahinta Shirka Somalia & Itoobiya Ee Turkiga, P/Land Oo Garab Istaagtay Itoobiya
Переглядів 25 тис.День тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Somalia & Masar Oo U Heshiiyay Itoobiya, Jabuuti Oo Cunaqabatayn Saartay S/Land
Переглядів 34 тис.8 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg S/Land Oo Ku Dhawaaqday Dagaalka Somalia & Jabuuti, Axmed Madobe Oo Xoog Ku Qaatay J/Land
Переглядів 34 тис.8 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Burburka Kalsoonida Turkiga & Xasan Sheekh, Villa Somalia Oo Beenisay Heshiiska AS
Переглядів 32 тис.10 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Xilka Qaadista RW Xamze, S/Land Oo Ka Quusatay Somalia, Farogalinta Caalmka
Переглядів 44 тис.10 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Itoobiya Oo Diiday In Ciidankeeda Somalia Ka Baxaan, Kulanka Xasan Sheekh & Barlamaanka....
Переглядів 28 тис.12 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Firdhiye Oo Fashiliyey Villa Somalia Dagaal Ay Ku Qaadeyso S/Land, Xiisada Dagaalka Mudug
Переглядів 35 тис.12 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Abiy Oo Heshiiskii Badda Uga Baxay Muuse Biixi, Wadahadalka Somalia & Itoobiya, Caalamka
Переглядів 44 тис.15 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Abiy Ahmed Oo Ciidamo Cusub U Soo Diray Somalia, Maxaabista S/Land Oo Lasoo Deynaayo
Переглядів 24 тис.15 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Itoobiya Oo Xoog Kula Wareegayso Badda Somalia, RW Xamse Oo Bahdilay Muuse Biixi
Переглядів 29 тис.15 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Xasan Sheekh Oo Weerar Ku Qaaday Itoobiya, SSC-Khaatumo Oo Aqoonsi Buuxa Ka Dalbatay DF
Переглядів 26 тис.17 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Turkiga Oo Somalia & Itoobiya Heshiis Dhexdhigay, Go'aanka Wasiirada S/Land, Khilaafka AS
Переглядів 34 тис.17 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Abiy Axmed Oo U Yeeray Muuse Biixi & Vilaa Somalia Oo Xayiraad Saratay Dulimadka S/Land
Переглядів 25 тис.17 годин тому
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv Xogta Caalamka Garaadtv Dowladda Somalia. . GARAAD TV Garaad Somalia. Garaad Somali News Garaad Itoobiya. Telefishinka Garaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Garaad tv today G...
Deg Deg Mareykanka Oo Burburiyey Heshiiskii Itoobiyo & S/Land, Naxdin Wiil Hooyadiis & Abtigis Dilay
Переглядів 39 тис.20 годин тому
Deg Deg Mareykanka Oo Burburiyey Heshiiskii Itoobiyo & S/Land, Naxdin Wiil Hooyadiis & Abtigis Dilay
Deg Deg Somalia Oo Ciidankeeda U Dirtay In Ay Dagaal Ku Qaadan Itoobiya, Shirqoolka Imaradka
Переглядів 43 тис.20 годин тому
Deg Deg Somalia Oo Ciidankeeda U Dirtay In Ay Dagaal Ku Qaadan Itoobiya, Shirqoolka Imaradka
Deg Deg Itoobiya & S/Land Oo Ku Heshiiyey Aqoonsi, SSC-Khaatumo Oo Dacweysay Muuse Biixi
Переглядів 24 тис.20 годин тому
Deg Deg Itoobiya & S/Land Oo Ku Heshiiyey Aqoonsi, SSC-Khaatumo Oo Dacweysay Muuse Biixi
Deg Deg Somalia $ Jabuuti Oo Muuse Biixi U Diiday S/Land, Itoobiya Oo War Culus Ka Soo Saartay Somal
Переглядів 58 тис.День тому
Deg Deg Somalia $ Jabuuti Oo Muuse Biixi U Diiday S/Land, Itoobiya Oo War Culus Ka Soo Saartay Somal
Deg Deg DF Oo Ku Amartay Ciidanka Itoobiya In Ay Ka Baxaan Somalia, Kacdoonka S/Land & Muuse
Переглядів 36 тис.День тому
Deg Deg DF Oo Ku Amartay Ciidanka Itoobiya In Ay Ka Baxaan Somalia, Kacdoonka S/Land & Muuse
Deg Deg Ciidanka itoobiya Oo Lagu Bahdilay Gudaha Soomalia, RW Xamse Oo Ceeb Ku dhacay
Переглядів 38 тис.День тому
Deg Deg Ciidanka itoobiya Oo Lagu Bahdilay Gudaha Soomalia, RW Xamse Oo Ceeb Ku dhacay
Deg Deg S/Land Oo Ka Shakisay Itoobiya, Nabad & NololOo Weerar Ku Qaaday Xasan Sheekh
Переглядів 39 тис.День тому
Deg Deg S/Land Oo Ka Shakisay Itoobiya, Nabad & NololOo Weerar Ku Qaaday Xasan Sheekh
Deg Deg Xasan Sheekh & Xamse Oo Fadeexeeyey Somalia, Muuse Biixi Oo Xirxiray Madaxda X/Wadani
Переглядів 26 тис.День тому
Deg Deg Xasan Sheekh & Xamse Oo Fadeexeeyey Somalia, Muuse Biixi Oo Xirxiray Madaxda X/Wadani
Deg Deg Xildhibaano Lugu Afduubtay Kenya, DF Oo Dib U Dhigtay Bixitaanka Ciidamada Atmis
Переглядів 22 тис.День тому
Deg Deg Xildhibaano Lugu Afduubtay Kenya, DF Oo Dib U Dhigtay Bixitaanka Ciidamada Atmis
Deg Deg P/Land Oo Laga Diiday In Ay Cayriyaan Sirdoonka Itoobiya, Somalia & Jabuti Oo U Midoobay C..
Переглядів 48 тис.День тому
Deg Deg P/Land Oo Laga Diiday In Ay Cayriyaan Sirdoonka Itoobiya, Somalia & Jabuti Oo U Midoobay C..
Deg Deg Lafta Gareen Oo Iska Diiday Kulanka Abiy Ahmed, Cirro Oo Sameystay Ciidamado Beeledyo
Переглядів 39 тис.День тому
Deg Deg Lafta Gareen Oo Iska Diiday Kulanka Abiy Ahmed, Cirro Oo Sameystay Ciidamado Beeledyo
Deg Deg Midowga Africa Oo Laga Saarayo Itoobiya, Ciidanka SSC Oo La Wareegay Gobolka Sanaag
Переглядів 38 тис.День тому
Deg Deg Midowga Africa Oo Laga Saarayo Itoobiya, Ciidanka SSC Oo La Wareegay Gobolka Sanaag
Deg Deg Xiisada Itoobiya & Somalia Oo Waji Kale Yelatay Kadib Markii …
Переглядів 45 тис.День тому
Deg Deg Xiisada Itoobiya & Somalia Oo Waji Kale Yelatay Kadib Markii …
Deg Deg Xiisada Villa Somalia & S/Land Oo Meel Xun Gaartay, AS & Xuutinta Oo Weerar Ku Qaadaya DF
Переглядів 24 тис.День тому
Deg Deg Xiisada Villa Somalia & S/Land Oo Meel Xun Gaartay, AS & Xuutinta Oo Weerar Ku Qaadaya DF
Deg Deg Turkiga & Somalia Oo Heshiis Taarikhi Ah Galay, Masar Oo Xiraneysa Wabiga Niil, Cabsida Abiy
Переглядів 29 тис.День тому
Deg Deg Turkiga & Somalia Oo Heshiis Taarikhi Ah Galay, Masar Oo Xiraneysa Wabiga Niil, Cabsida Abiy

КОМЕНТАРІ

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 5 годин тому

    Jaamacada arabta waa laga saaray Somalia Iyo Jabouti. Kick off.hahahahahhhh.

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e 5 годин тому

    War soomaaLiyeey mw xassan Sheeq badeeni Ethiopia ayuu. Siini rabaa mexeey Ethiopia shirka uu badeena kala galaayo war soomaliyeey Hayeeeeeey war hurdada kakaca war badeena aan itoobiyo kadifaacano

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 6 годин тому

    Markaanu heesta ku cabiraney axmaar ka dhaw somaliland iyo kurdidu waa.kala lav kiis somalilandnwaxay leedaha xudud mucayima hoboyo iyo bulaxaar aariya itoobiya ayay u taal tay doorbidayaan

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c 6 годин тому

    WAXA KA DHOOFI KARRA SALIIDADA IYO GAASKA SHILAABO WAA GUUUUUUL IYO GOBANIMO SOMAALIYA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮😂😂😂😂❤

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c 6 годин тому

    GUUUL GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO SOMALIA MMAANTA AYEY HESHAY XALKII AY KU XALILI LAHAYD KHILAAFKA ÌTOOBIA IYO SOMALIYA WAA DEKEDDA HOOBIYO GUUUL GUUUL GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 MADAXWEYNE XASSAN SHIIKH GUUUL GUUUL GUUUL 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 6 годин тому

    Somaliya anagaa udhalanay una dhimanayna in wadahadal dhulkeena iyo badeena ka gelimayno.waxaan leeyahay fuleyadan la baqaya Ethiopia hays casilaan waa qaainu wadaniyiine.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 6 годин тому

    Soomalilan cadow aan muuse juudan ahayn malaha

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 6 годин тому

    Ader musaw somaliland cadaaw ada anhayan majaip

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 6 годин тому

    Awdall satat waa anay sooqabta musa baxi yahooda musaw afnoolana waa hadala ayna waa caya

  • @ilyas6638
    @ilyas6638 6 годин тому

    Wax waalan

  • @abdullahsaidmuhammad8760
    @abdullahsaidmuhammad8760 7 годин тому

    Mahasanidi🎉🎉

  • @apdilaahicumar3176
    @apdilaahicumar3176 7 годин тому

    You always tell fake news to the Somali people who are ignorant from the reality on the ground.

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j 7 годин тому

    Xasan sheekh qabuurihii gatay meedkii guryihii dowladda haddaba Maanta Ma wuxuu furtay sanduuq cimiladda 😁😁😁

  • @mohamedhassan3983
    @mohamedhassan3983 8 годин тому

    Hassan sheik waa fulay oo war badan he does not deserve to be the leader of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 8 годин тому

    😅😅😅😅😅 dawlada soomaali waa naag masayrtay oo xaalkeedu yahay walwalataye xarada gal soomaliand baa ladaba dhigay oo marhore tashatay yaa wax u sheega oo dhaha koonfur soomaali is xoree inta sanweyntu kula joogto ee aan alshabaab ku qabsan😅😅😅

  • @cabdisalaanshiilyare192
    @cabdisalaanshiilyare192 10 годин тому

    ح

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 13 годин тому

    DAGAAL 2labaad HALAGU QAADO WASAKH LAND

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 13 годин тому

    NACDAL baa kudhacday kuwa Dhulka MUSLIMIINTA ku IIBSANA 4 SANO oo SHAQO ah!

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 15 годин тому

    Ninkii Mus korsaday isga meleg

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 18 годин тому

    Siikii hooyadaa was waar hadaanu gar xajis nahay muuse waanu ku raacsanahay madaxwaynaha soomaalilaand sax iyo khaladba ee hanugu waalanina

  • @dargo114
    @dargo114 18 годин тому

    Somalia waxaa hoos udhigtay madaxda somalida. Xasan Shiikh haduu Adey horfariisto hala casilo. Etheopia hadey sida ayrabto kaweyso XSM , dhib male tii Biixi ayey heystaan.

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 18 годин тому

    MEEYEY MUCAARADKA SOOMAALIYA? MEEYE XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA? NINKANI LA YIRAAHDO XASAN SHIIKH MAA LA QABTO WAA QAAIN WADAN WAA JAAHIL WAA BADAW WAA MA XISHOODE QOF AAN TALIN JIRIN HADUU TALIYO KII TALIN JIREY BAA TAGAA WAR NINKANI WAA MURYAAN BAARLAMAANOOW AMA XILDHIBAANADA BAAR LAMAANKA NINKANI XASAN SHIIKH NAGA QABTA SHARAFTII DALKA ISAGA JEEBKA GASHADEY DHUL SOOMAALIYA LEEDAHAY SEEBAAD MURUN UGILIN KARTAA ? MAAD TIRAAHDID ITOOBIYA AANU KAWADA HADALNO DHULKA NAGA HEESATA XASANOOW ALLAH KUMA CAFIYO QAAINU WADAN BAAD TAHAY OO AAD DOONEEYSID DALKA INAAD IIBSATO

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 18 годин тому

    Viva 26 june 1960 jamhuriyada barakaysan ee somaliland

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 19 годин тому

    CIDKALO HADA DALKAN MALO HAYO MUUSE WA SO LAABMI FROM YUCUB YABOOH

  • @Suheila22
    @Suheila22 19 годин тому

    Ader marka aad ka hadleyso imaradka ma aha Abudubay waa Abudhabi

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 19 годин тому

    MAANTANA MAALGELINAYSA SIdii OGAADEEN iyoCIISE IWLM looga soo Barakicinlahaa ITOOBIYA! Si WAQOOYIGA ay UQAADANLAHAYD ITOOBIYA! ayaa DADKAN DEKADDOIDII DHISTAY UGU WAREEJINAYAAN CADDOWGOODA? Waa yaab!FAQRI ADDOONSI DADKA JECEL?

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 19 годин тому

    IMAARAADKA sow kama quustaan! DAWLADDA hidaha uleh,inay CAWOGA MUSLIMKA kasoo Garab DAGAALanto,ilaa Xiliga TATAARKA! Maantana ka dhinac Dagaalamaysa ISRAAIIL!

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 19 годин тому

    ciribtoda alle gooyo barlaman hadu jiro xalaal ah xasan najaaso waxa uu hada uu sameynayo kuma dhaqaaqen mesha laga dhintay wa barlaman ku sheega sheydan madobe uu ku ganacsado wadnaha alle ha gooyo ilahey idinkiis

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 19 годин тому

    Asc Asxaabeey waa Ceeb iyo Qiyaano Qaran in aay Somalia iyo itobia ka wada Hadlaan Bad Umada Somaliyeed Shacab ku ha koco Xasan Xaraash wax uu soo dhoodhoobay Turki na loo arko Cadaw Somaliyeed horay ayeey Somalia dhaqaalaheedii Gacanta ku dhigto dalkana Turki ha isaga boxo. Ina Mako soo dheere na Bad yuu san ka hadal ee Bad haduu maqlo ha dhuunto Sidaas ayaa qeer ugu jiraa waa kii Bada Somaliyeed Kenya kaligiis u xadiixay Maanta Bad Somaliayeed muxuu ka Sheegayaa mise in uu wax ka Saxiixo ayuu rabaa waa yaab.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 19 годин тому

    Ad ayay nasiib darro u tahay in badeena itoobiya sida iyado wax nala lahayd wa arin uu sababay xasan najaaso oo hunguriyeyn ay ku jirto walaahi way u dhamatay dalkeena maxay aniga iso mariwayentii ayaa rumowday turkiga wa sababta uu xasan najaaso u amini wayay ilahow dalka iyo dadka ka qabo xabbad sokeye kugu dhacday ilahey idinkiis walaahi meel cidla ah ayay ka heshay itoobiya badeena

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 20 годин тому

    Hassan Sheik is worse than Bihi ! He enemy within ! Hawiye are doomed who think he is good

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 20 годин тому

    Eber weeye xaajadu Xasan qoslaaye go aan malahan balaya dooratay balaayada baarlamaanka noo fafadhida

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 20 годин тому

    Shacabka Soomaaliyeed haka xishoodo Xildhibaan C.C. warsame waa nacas kii Badda iibsaday ee hadda iskadhigaya wadani waxaa la ogyahay in aad Jaansuus u tahay wadamo badan, Guulo badan oo ay gaartay Dowladaan masheegtid bal waad ku dhaliishaa ogoow in aadan wax khiima ah aadan kuleheen Ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda waxaa tahay dibir kama quuste. guud guul inshaa Allaah

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 20 годин тому

    Dhulka iyo cirka midna ha aaminin intaad Somaliland dabacararaysaan

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 21 годину тому

    Marka horeba Qiyaano ayaad ku noolaydeen wax aan idin Khusayn ayaad dhex dabaalanaysaan. Tiiniina waad u taag la,dihiin 😂😂😂😂

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 21 годину тому

    The failed state of Somalia Yes Ethiopia ❤ Somaliland ❤ Ethiopia 4 ever

  • @fartun9503
    @fartun9503 21 годину тому

    Masha Allah❤

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 21 годину тому

    Hadad ka hor baa heshiis dhex maray: Turkiga, Iran, Israel iyo Ethiopia. Waad ogtihiin marku Abi la dagalamaayay Tigreega Turkiga wuxuu cawinaayay Abi uu la jiray. Marka ma ogi in heshiiskaas dhex maray 4 taas wadan in uu well valid yahay. Somalia qofna duulaan kuma aho oo iyadaa duulaan lagu yahay oo Ethiopia duulaan ku soo qaaday oo rabto in eey Badeenna iyo dhulkeenna xoog ku qabsato. Ethiopia ma aragta dhulka Somali Ogadenya eey Naga heeysto, oo weli waxeey rabtaa in eey Bad iyo Dhul kala Naga qabsato. Lakiin Inshaa Allah taasi ma dhaceeyso oo Dulkeenna iyo Badeenna waan difaaceeynaa. Waxaan Allah ka baryeeynaa in uu Daalimiinta oo dhan nooceey rabaan ha ahadeenee uu Halaak ku rido oo ebedkood ka soo kabsamin. Aamiin

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 21 годину тому

    Hooyadaa iyo qadaad weyn ayaa ah maamul Argagixiso,Bada ma hooyadaa leh.

    • @owsedguresuul8794
      @owsedguresuul8794 21 годину тому

      @@guursadebarresare7197 hooyada Ku dhashay lama caayo

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 21 годину тому

    yaakhee naga xishooda xasan wali kama laabanin go'aankiisii ee ethiopia uunbaa ka noqon doonta go'aankeeda????? xasan sh kama noqon kamana noqon doono axmed fiqi isagana waan aamin sanahay inuusan ethiopia uliici doonin ??????

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s 21 годину тому

    Sheer

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw 21 годину тому

    Dooladaha SOOMAALIA Aasheeso maxetahay

  • @user-nc5ug2pj3j
    @user-nc5ug2pj3j 22 години тому

    ASC aniga waxaan dhihi lahaa shirkaas maxuu macnahiisu yahay ,,,,somaliya iyo itobiya waxa laga heshii siinayilo maxay tahay badeena miyay nala leedahay mise waa ku qabso oo ku qadi meyside ,,,,badeena anagaa iskaleh shirkaa inaan ka qeyb galno maba ahnba

  • @AbdiMohamed-ok8qg
    @AbdiMohamed-ok8qg 22 години тому

    Malahan go.aan madaxweeyne xasan shiiq waa go.aankii tobanaad oo xasan shiiq ka baxay

  • @AbdiMohamed-ok8qg
    @AbdiMohamed-ok8qg 22 години тому

    Itoobiya ma khaado karto bad soomaaliyeed ma waxaa dhamaaday dadka soomaaliyeed

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 22 години тому

    Shirkaa Ka dhacaya turki wax qiimaa oo uu soomaaliya U leeyahay ma jirto . Waayo? Turkigu waxa uu fiirsanayaa waxa uu Ka helayo dalka uu la heshiinanayo ama uu garab istaagayo, Somaliya iyodoo nombar Yar ah ayey hadana madaxdeedu ballan leheyn ,halkii maalin 3---5 Dal ayey Isla hal heshiis la gelayaa Marka turki waxa uu daneynayaa inuu 120,000000 la macaamilo

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 22 години тому

    Hooyadii jeesjeeska hakawaso abii

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 22 години тому

    Turkigu wuu nacay somaaliya sidaa darteed soomaaliyu haka tashato isku halleeynta turkiga madax dhegalohoow maqal

  • @KhaderKhadermahamed
    @KhaderKhadermahamed 22 години тому

    Dab ayaad kahurinaysaa iitoobiya iyo somalliiyaa waallaaaltinimo. Ayaa. Kadheexaysa

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 21 годину тому

      Hhh Oromo walaalo manihiino iyo xabasho injirta ka dadata

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 22 години тому

    Itoobiya Maxaay Ku Farxee Madaxwyne Xasan Sheikh Afkoow Shalay Ku Lahaay Maya Ma Gogooli Weli Waa Ku Yaalahe